Ramadaanka iyo Caafimaadkaaga

bg1

Ramadaanka iyo Caafimaadkaaga

By Dr Sumait Hospital

All Episodes
11
Xalqadii 5aad

Xalqadii 5aad ee taxanaha ramadaanka iyo caafimaadkaaga.

waxaa ku casuuman Dr Osman Tahjud, dhaqtarka cudurada guud iyo uur kujirta.
mowduuca Maanta waa Bukaanada la nool cudurka Macaan-ka Iyo ramadaanka.
4
Xalqadii 4aad

Xalqadii 4aad ee taxanaha ramadaanka iyo caafimaadkaaga.

Waxaa ku casuuman Dr Mariam Adawe, dhaqtarada cudurada haweenka iyo Qaliimadooda
Mowduuca Maanta waa hooyada uurka leh iyo Ramadaanka.
ifrah
Xalqadii 3aad

Xalqadii 3aad ee taxanaha ramadaanka iyo caafimaadkaaga.

Waxaa ku casuuman Zainab Sabrie, Pharma, Ph.D.
mowduuca maantay waa Qofka sowman iyo sida uu dawada Dhaqtarkiisa uqoray uu uqadan lahaa.
9
Xalqadii 2aad

Xalqadii 2aad ee taxanaha ramadaanka iyo caafimaadkaaga.

Waxaa ku casuuman Dr Abdisalaam Ahmed Gacal, dhaqtarka Cudurada Indhaha.
mowduuca galabta waa Caafimaadka indhaha iyo Ramadaanka.
6
Xalqadii 1aad

Xalqadii 1aad ee taxanaha ramadaanka iyo caafimaadkaaga.

waxaa ku casuuman Dr.Fartun Orey, dhaqtarada Cudurada Caruurta.
mowduuca maantay waa Naas nuujinta iyo Hooyada Uurka leh.
Scroll to Top